VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hilaac - Lyrics

Cidla lama ammaanee Haybadiyo haannaaniyo Qurux hagar la' oo wacan Tii lagu hagoogaay Waxaad la heertaa Waddankeenna hodankaa Xagga bari illaa hogatada Biyo kulul lagaaga helo Dhulku halacleeliyo Harweenta sookici caafimaadka laga helo Hadal tira ka weeyn yahay Hurgunkii ku waayoo Dareenkaaga haryee Dakhar umadda howdigaa
Queue is empty
-- / --