Anigo adigo anigoo anigo haro diged iyo hawd 2x
Hawd gelku foofsadey
Anigo haradiged iyo hawd geelku fofsadey 2x
Sidigti hibaq iyo hooban ku maalo 2x
Haruub guxa haysto halyeyada ka midhaha saw jacayl ima halelin igamu habsinin mid haldha la modo hablaha qurux u sidato haybad lo dhamaye xarago hetineysa talabada hashlaysa 2x
Kama halacsan sheedo

Exit mobile version