VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Itaal - Lyrics

Dharaartaad hammuumantahay Hortaada ma goodiyeen Harraad kuguma eegteen Ma haysteen waaxanad hayn Hantina kaama aan dhaqdeen Anigu hooo kuma bakhayleen Adoo howl badan ku daalay Dadaal dhidid kaaga hooray Qabyana ka hagaagi waayay Hareertaan qaban lahaayoo Hijaha waa sidi lahaayoo Itaal hagar kuma gabeen Haddaad hayhaata guurto Hayaan dheer iga fogaato Anigu haybtaa madaayeen Habeen kaama aan ladeen Illaa aan kusoo hubsado Hagaag halka aad kunooshahay Hagaag sida aad u nooshahay Xamuudka Love Zamiinnaa
Queue is empty
-- / --