Heesta Macallinku waa - Lyrics
macalinku waa
waa maskaxdii
dunidoo malaasan
mawjadaheeda
kala miirtay
ee macnaysay
maarkii qarsoona
waa misbaaxi
kaahiisu maanka
u maciinee
mugdigii ka maydhay
murtida dhuux
aqoontiisa baro
lagama maarme
ha moogaanin
taarikhda macalimiinyahay