Marwooyinka dumar
magac guud ka siman
kala samira wacanee

Midii aan calmaday
maankana ku qoray
umul khayree
maamuus ugbaad lee

Miciinku naqon ma
yeeraanka mushkilad
ka ogoow naftada mar
maraanka.

Miki miki iigadaa
waan maqlay iigaadaa

Labaduba marwooy
moora sheeydaan iyo
mininkii weeyay.

Mawlaha Illaah
maskaxdiyo qalbiga maalu
yiriyee.

Marka aan arkaba
mililica indhaha
i macaansasdoo oo.

Miciinku naqon ma
yeeraanka mushkilad
ka ogoow naftada mar
maraanka.

Miki miki iigadaa
waan maqlay iigaadaa

Labaduba marwooy
moora sheeydaan iyo
mininkii weeyay.

Exit mobile version