VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shib ka dhaha - Lyrics

Gabaryahay ma sheelnee Warku haddaanu shiilneyn Shiba degaan weeye Shiiiiiba shiba shiba Deegaan weeyee Haddii aad shil doontay Sida shilinta gurigiyo Shinni malab ha igu dhegin xaalku laba shub maahee Ha iisheegin anigana Waxaan lala shir imaan karin Afkaa lagala shiixaa Shanta dhaban layaabkaa Shoocadayska ila dhaaf Haddii aad shir baytood Guur shiiddo kaligaa Waad sheebi sheebiyee Waad sheemaraariyee Haddii aad shil doontay Sida shilinta gurigiyo Shinni malab ha igu dhegin xaalku laba shub maahee.......... Ha iisheegin anigana Waxaan lala shir imaan karin Afkaa lagala shiixaa Shanta dhaban layaabkaa Shoocadayska ila dhaaf....
Queue is empty
-- / --