VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gar’Eexiyo - Lyrics

geesi iyo hanad baa lagaboodsadaa rag ninkii wax garada la garwaaqsada waa nin gala abaaloo gudi kara wanaago samo kuugu gargaaree gar eexiyo adoon godob u maleyn howsaha ila gal ama gooni noqq aan kaa go'ee gaban maayo aniguye adaa kuu gol leeyee jacalkbaa i gubayee adna ii garow haygu noqon geed adag aan go'i karayno gacma daalinaayee galad iyo ayaanbaa lagu guursadaaye talop aad garfeysaa geed lala tagaa runta laga garaabaa la iskuma gayaxa o gees lagama eegee
Queue is empty
-- / --