VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hoheey Waan Lumo - Lyrics

Hoheey waan lumoo Anbad baan ahoo Oofad baan ahoo hilhilaacayee Oofad baan ahoo hilhilaacayee 2x Inaan nahay habeen Iyo inaan hibooy Kula hawlyarayn Kula hawlyarayn Aan kala hubsado 2x Aan kala hubsado Aan kala hubsado Aan kala hubsado Macaan kala hubsado Waan hawl badnoo Hadhka maalintii Hadaanan ku arag Naftaan hiifayaa Hadaanan ku arag Naftaan hiifayaa 2x Inaan ahay hacoo Iyo inaan sidaa Ku hagaagsanayn Ku hagaagsanayn Aan kala hubsado 2x Aan kala hubsado Aan kala hubsado Aan kala hubsado Macaan kala hubsado
Queue is empty
-- / --