VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jeceyl - Lyrics

Jacaylku haduu cuslaadoo Curuuqdiyo dhuuxa gaadho Malaha cashar iyo dabiibii 2x Intuu dhalinyaro curyaanshey Cuntiyo dhaqashaba uu diidey Tiriyo cadad laguma koobeyn 2x Aniguu caawana I helay Badweynbuu igula cararoo Mawajada Culus ila dabaashey 2x Adoo iga caawinaaya Tix galinaya cabashadayda Caleentiyo ubaxa hooyiyo Cawiyo sami ila wadaag Cawiyo sami ila wadaag 2x Cilmiyo layla wuxuu u geystay Hebliyo qeys siduu yeelay Cali iyo Hodan tii ka gaadhey 2x Intuu cadibeey dhaqaaqdey Imisuu ciirsibaa u diidey Cawaaqibo xumaan ku reebay 2x Aduun iyo camaladeeda Markaan u calool nuglaadey Miyay ii calan walaysay 2x Adoo iga caawinaaya Tix galinaya cabashadayda Caleentiyo ubaxa hooyiyo Cawiyo sami ila wadaag Cawiyo sami ila wadaag 2x
Queue is empty
-- / --