VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nacab - Lyrics

Waa nacab jacayl Kama nuuxsadee Igu nudu fogaa 2x Uu igu nastoo Nabaro igu yaal Ku noqnoqonayaa Uu igu nastoo Nabaro igu yaal Ku noqnoqonayaa Intuu igu nagyuu Sidii naas wax taray Ii nuujiyaa Intuu igu nagyuu Sidii naas wax taray Ii nuujiyaa 2x Goormuu nafsigu Waan naawilee Goormuu nafsigu Waan naawilee Waan naawilee Naawilee soo noqonayaa 2x Waa nacab jacayl Nafta siduu u galay Naafayn ogaa 2x Kama nooga Oo Mid aan ruux la galay Ku milgee warmaha Kama nooga Oo Mid aan ruux la galay Ku milgee warmaha Ana kama nastee Nafsi dhawra iyo Nadi ha ila dhaco Ana kama nastee Nafsi dhawra iyo Nadi ha ila dhaco 2x Goormuu nafsigu Waan naawilee Goormuu nafsigu Waan naawilee Waan naawilee Naawilee soo noqonayaa 2x
Queue is empty
-- / --