VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa habeen dareen - Lyrics

waa habeen dareen looh, daafaha aduunyada dununidaba damantii, jacayl loo dhabal daagey, waa habeen deymada dawashadha kal gacalke leeh deeq leeisu siin jiireey, dhalinyaradha dooqiyo dabacad iisku raxoo, farxad iyo dhamashad maku wadha dageyna? Waa habeen laa dortoo da'a wadagta cashaaq eey daah fureenoo ubax ayy isla doneen, iis daneyan shumaac ay iisu dhareen dhaliyaradha dooqiyo dabacad isku raxo,farxad iyo dhamashad maku wada dageyna? Dhadhan gaara ayey leedahay noloshu markaad haysato rafiiq nololeed oo aad ku fahma kaagana farxiya, waana badhaadhaha nolosha. Lyrics by Sadam Jnr Shujaz
Queue is empty
-- / --