waa habeen dareen looh,
daafaha aduunyada
dununidaba damantii,
jacayl loo dhabal daagey,
waa habeen deymada
dawashadha kal gacalke leeh
deeq leeisu siin jiireey,
dhalinyaradha dooqiyo
dabacad iisku raxoo,
farxad iyo dhamashad
maku wadha dageyna?

Waa habeen laa dortoo
da’a wadagta cashaaq
eey daah fureenoo ubax
ayy isla doneen,
iis daneyan shumaac ay iisu dhareen
dhaliyaradha dooqiyo
dabacad isku raxo,farxad iyo
dhamashad maku wada dageyna?

Dhadhan gaara ayey leedahay
noloshu markaad
haysato rafiiq nololeed
oo aad ku fahma kaagana
farxiya, waana badhaadhaha nolosha.

Lyrics by Sadam Jnr Shujaz

Exit mobile version