Heesta Xidigyahay - Lyrics
Xabadyahay waxaa tahay
xulasha haweenkoo
xaqiiqdii mid kula mid ah
wali lamaa xambaarinee
xuural cayn la moodeyey
xaragadaa u dhalataay
gacmahaaga xaada leh
markaan soo xasuustaba
xadantoodayee
xidig yahay ani maa nool
xabaal baan dul aalaa
xidig yahay an maa nool
talo iga xanibanteey
Xishoodka iyo edebtaba
midii loo xandoobshaa
xidig yahay dhakaygii
xididad ku leedahay
xuural cayn la moodeyey
xaragaada u dhalataay
gacamahaaga xaada leh
markaan soo xasuustaba
xadantoodayee
xidig yahay ani maa nool
xabaal baan dul aalaa
xidig yahay an maa nool
talo iga xanibantee
Waxay tahay inan yahay
caashaqu waa xageygee
adna xariga ila qabo
xaq baan kuugu yeeshee
xuural cayn la moodey
xaragaadaa u dhalataa
gacmahaaga xaada leh
markaan soo xasuusataba
xadantoodayee
xidig yahay anmaa nool
xabaal baan dul aalaa
ifka inta ku xay tahay
ayaan leyn kala xadin
hadeen nala kala xado
yey nagala kama xamaninXabadyahay waxaa tahay
xulasha haweenkoo
xaqiiqdii mid kula mid ah
wali lamaa xambaarinee
xuural cayn la moodeyey
xaragadaa u dhalataay
gacmahaaga xaada leh
markaan soo xasuustaba
xadantoodayee
xidig yahay ani maa nool
xabaal baan dul aalaa
xidig yahay an maa nool
talo iga xanibanteey
Xishoodka iyo edebtaba
midii loo xandoobshaa
xidig yahay dhakaygii
xididad ku leedahay
xuural cayn la moodeyey
xaragaada u dhalataay
gacamahaaga xaada leh
markaan soo xasuustaba
xadantoodayee
xidig yahay ani maa nool
xabaal baan dul aalaa
xidig yahay an maa nool
talo iga xanibantee
Waxay tahay inan yahay
caashaqu waa xageygee
adna xariga ila qabo
xaq baan kuugu yeeshee
xuural cayn la moodey
xaragaadaa u dhalataa
gacmahaaga xaada leh
markaan soo xasuusataba
xadantoodayee
xidig yahay anmaa nool
xabaal baan dul aalaa
ifka inta ku xay tahay
ayaan leyn kala xadin
hadeen nala kala xado
yey nagala kama xamanin