Heesta Amaan - Lyrics
Qurux iyo Ilwaadiyo
itaal iyo hubqaad buu
Rabbi kugu idleeyee
ugub qiimo laha tahay X2
Oogada Jirkaadiyo
Afka khuli madow yahay
luuqdaada asalkaa
uurkayga taabtoo
la adkaysan waayo
ashqararay awgaa X2
heleelooy iyo heloo leyeeya
aqliga iyo garashadadiiya
hobeey edabtiyo asluubtaadiiyaa
hobeey ALLAA kuugu deeqaayee
amaana waad uqalantaayeey X2
Asaagaa hablaha kacay
Adigaa u horeeyoo
Ifka Ugu Sareeyee
ubixii fanka tahay X2
kuhelaa ayaan lehe
heesahaagu inanyahay
Uumiyuhu Jaceleystoo
Anna Aawadaa buu
olol igu abuurmoo
la ilmaynayaaye X2