VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dabinkii jaceylka - Lyrics

Dooqa adigoo helay Iyo dagin barwaaqo ah Ayaa lagu ducaystaa 2× I dishayee adaan Dumar kuugu jeclahay Kuna doonayoo Daacad kuu ahee 2× Naftii aad dulutaa Ku dul taaganee Aad daryeeli waydee 2× Daruur roorta iyo Gacmo huurayaa Daruur roorta iyo Gacmo huurayaa Dabinkii jacaylkaa Ii kaa duleeyee Dabinkii jacaylkaa Ii kaa duleeyee Adna duudka iga rar Dabnahayga gali Dabnahayga gali Dawadaydiiyeey 2× Dad is doorta iyo Dookh wada jiraa Duunyo lagu dhaqaa 2× Darisku ay ogaadeen Inaan kuu il daranahay Dacalada aduunyada Siruu iima daayeen 2× Inaan kala dayawnoo Cadawgeenu diirsado Dawgeena maahee 2× Danbi ha iga galin Kuma dayn karaayee Danbi ha iga galin Kuma dayn karaayee Dabinkii jacaylkaa Ii kaa duleeyee Dabinkii jacaylkaa Ii kaa duleeyee Adna duudka iga rar Dabnahayga gali Dabnahayga gali Dawadaydiiyeey 2× Dabnahayga galin Dabnahayga galin Dawadaydiiyeey
Queue is empty
-- / --