ddoraad waa digii
ddookkheyga waa tahay
dugsigeyga waa tahay
naftaan doortaybaad tahy
maantana dabcigaa rogo
doodiyo warkale keenay
dibnihiii amaantiyo
dab jaceyl hurey
mise dooda kalgacal
waa sida dabeysho
wacdigaa dugaanada
dacartiisa cashaqa
dalxiis maalmo tagayiyo
dibna kuuma magac dhamo
dadkaad iila siman tahay
iga qaado taalkagiii
markaan kuuu dadaalay
dabcigeyga kuu furay
dadka kaa xigsadey
dushan aaan ku saartey
sowdigan dow kale iyo
damac kale raadsadey
waan kaa dal doorsadey
dabeylluhu ku qaad
ana waan ku daayo
dirqi maaha noloshuye
daydayo gayaan kale

Exit mobile version