VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Degen - Lyrics

adigaan dareenkiyo kugu raacey dookhee dumarkaba dhamaantood midaan daawadaay daymada urooney midaan doortayeey deeqdaye nafteydii dumarkale nacdooo inagoon isdayrin gacaloy ma isdaaadaheynaa dulqadkiyo samirka daaimkugu maneysto dabcigaaga wacanbaa darmaayeey ideqayee kudiirsada wan ku diirsada dagan argtiaadoo naftu waxay daretaa dabacsaniyo raaxee adaan siiyey kuu damqanaynaa dadab inan wadaagnoo inagoon isdiidin ma isdaadaheynaa
Queue is empty
-- / --