VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhulkeyga dhaanto - Lyrics

dhulkayga dhamaan markuu dhibic roob dhawr ku dhacoo dhudhumuhu biyaha dhooleey hurdaan dharaar iyo labee ciidu dhaashatoo dhirtu malab dhashaa dhigood ii tahee sida laba is dhalay aan is dheelinee igu qabo dhabtoo hada soo dhaqaaq geela dhogorta wacan markuu dhaystaa dhigoo qaalmihiisa dhalay dhay xoorlihiyo danbar laga dhamaa dhaqankiyo hidaha dhaxalkii awoowe waad ku dhaadataa dhiigoo wadnaha dhuuxiyo laafaha jacayl waad dhigtee ii soo dhawoow
Queue is empty
-- / --