dal iyo dabeetii ka dayaayaa
doqonowdayee waalayga duugsadaye
daarihiii dhisneedaa
ani leyga soo dumiyee
daaimow ani ii daryeel
deeeq kuu baxdoo
dugaag kaa cunee
ma daymoon kartaayee

Exit mobile version