Heesta Fartuumo - Lyrics
fagaaro layku so baxay
filsan qurux la daawado
faras gaari dumariyo
faynuuskii hawenkaay
labadiii isku filaaniyo
faraciii islamkiyo
lagu dhalay furqaaniyo
isku fiican baan ahaynoo
dheeman iyo luuliyo
ani fooqyo dhaadheer
folfa iyo maraagii
adaa iiga fiiicane
ha al walin faduunay
intaan fayoobahay
adaan kaa fikiraaye
iska farax huunooy