VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gacalkaaga - Lyrics

Gacalkaaga maan iloobinee Gob intii i gaydee Gibilkeena waa gobtee 2× Gabaryahay ii soo gargaar Guuloow ilaaha weynoow Gabaryahay ii soo gargaar Guuloow ilaaha weynoow Gacantayda qabee Adaan kuu dan sheegtee Ku gobtee gacalka aduun Guriskee miyaa galabtaa Ku gobtee gacalka aduun Guriskee miyaa galabtaa Dadka aan qiraa Gaarkii i gaysee Ana la iga gaare Yaa ii garaaba ee 2× Hido raac aan la igu garaa Guuloow ilaaha weynoow Hido raac aan la igu garaa Guuloow ilaaha weynoow Gacantayda qabee Adaan kuu dan sheegtee Ku gobtee gacalka aduun Guriskee miyaa galabtaa Ku gobtee gacalka aduun Guriskee miyaa galabtaa
Queue is empty
-- / --