VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Guulow allow lamaanahan gargaar - Lyrics

laba guuur mideeyoo ifka googol wadaagoo guri wada dagooo gacalnimo hadaad isu tihiin gayaan guriina lagu hray guurkiino raaxiyo guuul iyo wanaag noqoy guulow allow lamaanahan ga gaaa guulow alow guri nabadi taali yo guulo alow ubad iyo gurbood sii aamiin aamiiinn aamiin raxmad gaar ahaatiyo gooni uma tisqaato kali buuu dusha ma gaadhee galadiyo wanag isu garab sado dira diraha kala gura kala gooya dad isjecelee raaskiina yuu dumin guullow alow lamanahan ga gaa guulow alow jaceyl aan gudhay qalbigiiga gali guulow alow gani gurbod sii
Queue is empty
-- / --