sidii wax yah jiidhka
wadnaha iyo beerka
halbowlaha is waraabshey
uwadaagnay jaceylka
marku kaaaga waraabshey
aad wadeecoku daagey
inaan kaal awareego
cidlo kaaga dhaqaaqo
hadii uu wakhti keenay
nin wax sahli miyan ahay
wiishaa ubadkedaa
waxa jooga aduun
iyagaa ula wanagsan
marku waayuhu liiicsho
dani ay kawadaay
hadii aynu iswaynay
ha walaaci ku dilaaye
waa wareerrka adune
hadii uu wakhti keenay
nin wax sahli miyaan ani ahay

Exit mobile version