VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hanaanka - Lyrics

Hanaanka ilaah ku siiyay Habsami socod dhaqaaq Hbug qaadkaagu waa i dilay 2× Hamo aan kuu qabaa Qalbiga waan kugu hayaa Hamo aan kuu qabaa Qalbiga waan kugu hayaa Hidaydu waxay ku raacaday Hidaydu waxay ku raacaday Habeen khayr lagu ducaystee 2× Inkastoo wali hibasho helin Amaan saqda dhexe hurdada Hiir daayoo la seexan waayee 2× Markaa hortayda timaade Ee aad ila hadal tiraahdoo Markaa hortayda timaade Ee aad ila hadal tiraahdoo Haasaawihii ii bilaabdee Hanfafkii nabarkaa i dayse Halkii i bugtaa bogsatee 2×
Queue is empty
-- / --