VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hibaaq - Lyrics

sida halowga goodkiyo hoobanta midhahoo hawd bari ku taala ma ogtahay hibaaqay naftayda had iyo jeer kuu heesta adigoo haasawe kaligeed waa halis jacaylkuna qofkii uu haleele hadman weeyi goortaan naftu ku heli doontaa sida heego curato dibi taqay xareedii hilaagii nugaaliyo ma ogtahay hibaaqay naftayda habeenkii hurdo kugula nool aduun kuu hadrayse hoqbaad igu abuurtaye igu hawl badnaantaye hadmaan weeyi goortaad ii hii i intooda
Queue is empty
-- / --