VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hodan hayga ciilin - Lyrics

Nafta waan u huriiraa Waan u soo hileynaa Hadeer waan u dhimanaa 2× Hogoshoo da,aysaa Anigoo haraad qaba Abaar waa ugu hoyonlaa 2× ma se heli karayee Iskaybaan u harayaa ma se heli karayee Iskaybaan u harayaa Markaa ii haysoo Hadalna igu raacdoo Adaan kula hadlaayaa Haybada iyo quruxdaa Iyo hanaanka wacan Waa hibo aad leedahe 2× Aar wuxu waa haweenoo Haweenaa waa caruuroo Markay hoy kuu gasho Habeena kuu dhaxdo Jinibaa u heesee Abaal ii hambayso Nabad ha igu tuugtee Walaalow ha ciilin Hodan ha iga ciilin Walaalow ha ciilin Yarta ha iga ciilin Walaal ha iga ciilin Hodan ha iga ciilin Sharafbaa la huwanyahee Hadal yuu san kaa fakan Hiigayga maan dagin 2× Wax iiney hor keenaa Heshiis waan u baahnee Haa waa iska odhan laa 2× Wuxuu hinaase maahee Wakhtigaa iga hiishee Wuxuu hinaase maahee Wakhtigaa iga hiishee Marka loo hanweynyoo Dartii la ii haligayoo Adaan kula hadlaayaa Habeen dhalad inaa tahay Ee aad habaar qabin Layskuma hayee 2× Aar wuxu waa haweenoo Haweenaa waa caruuroo Markay caawa hoyataa Waxyaalahay hubin Hoos kuugu sheegtaa Abaal ii hambayso Nabad ha igu tuugtee Walaalow ha ciilin Hodan ha iga ciilin Walaalow ha ciilin Yarta ha iga ciilin Walaal ha iga ciilin Hodan ha iga ciilin
Queue is empty
-- / --