haa hurdo danbe ma ladaa
jacayl igama guuro
galiilayada jidhkayga
qaban waayay gogoshe

gayigeena oo idil
gayaankiisa oo dhan
midata u geed maray
hadaad garasha leedahay
hooh lama colaadshe

ha i gabin hai goonin
amba kuma go aanshe

haa guudlow libaaxiyow
inta bahal gurguurtiyo
goodiyo abeesada
ninka gogol la seexda

nin dartaa u hoomaday
oo qululay jacayl
intaalo ka taagay
hadaad garasho leedahay
hoohey lama colaashe

Exit mobile version