VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hurdo Gama - Lyrics

haa hurdo danbe ma ladaa jacayl igama guuro galiilayada jidhkayga qaban waayay gogoshe gayigeena oo idil gayaankiisa oo dhan midata u geed maray hadaad garasha leedahay hooh lama colaadshe ha i gabin hai goonin amba kuma go aanshe haa guudlow libaaxiyow inta bahal gurguurtiyo goodiyo abeesada ninka gogol la seexda nin dartaa u hoomaday oo qululay jacayl intaalo ka taagay hadaad garasho leedahay hoohey lama colaashe
Queue is empty
-- / --