Caashaqiin idaayaye
Waa caafimaadayee
Midaa calanka la ii
Sudhayee
Ilhaan adiga weyane
Talo igu cadaataye
Anba kuma aan ciil-
Ene ha idhigin cidlada
Adigaan ku cashaqay
Ku cirsaday cadkayg-
Iyow ha igu cayrin ka-
Lgacalkii ciida ha igu
Ridinee
Qofwalba calafkiisa
Cid ma qaybsanayso
Ee calool yow waxay
Baday malaha waa
Codkayga
Isciil kaambigayga
Dadku igu canantaye
Anba kuma aan ciil-
Ene ha idhigin cidlada