VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaalay baalka iga joog - Lyrics

boqorkii na uuma ii kaa baneeyo mataanidee kaalay boga u qabo aa baahidaadiyo kuu raadsay beerke kaalay baalka iga tuur boqolaal haweennabu basar iga dhamaan loo aadmiga dheertahay markii aan u baaqana ii beer nuglaadaa adaan kaala soo baxee kaalay huuno ila joog ma baraarugtooye ileyn waa bislaataye ma baraarugaagiba inta habankiyo bishimaha labeenta leh quruxdadiiba bi in kaalay boga igu qabo
Queue is empty
-- / --