VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Khadra - Lyrics

khadradii wacnaydee jacaylkii naftaydaa wanaagii naftaydaa ila wadaagtay noloshee waxba iga hakraninee wacad waxaan ku marayaa wad illaaho iga diloo inaan kuu wanaajiyoo wadne jacayl kugu waasicin calafkeeni wiiqdayee waa qadar allee wacadkeenan ka baryay jacayl waaritaan lehoo aan wada wadaagnee oo korinked wanaajisaa wax na kala masuugine
Queue is empty
-- / --