VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kumaan ciileen - Lyrics

caashaq iin iidaaya waa caalac i maalaye niida calanka la ii sudhi ilhaan adiga weeyane cidbaa igu hugtoodaye taado ii cadaataye anba kuma ciileene ha idhigin cidlada e aadiga ku caashaqay ku ciiraday cadkaygiiye ha igu cay kalgacalkii ciida ha iguu ridine qof walba calafdiide cidna qaybsan maysaane caloolyow waxay badi male waa codkaygaaye is ciilkaambi waydana kaa goo icanaantaye anba kuma anbiilene ha i dhigin cidlada e
Queue is empty
-- / --