la calmadaa waxaa tahay
casabkiyo ugbaaadkiyo
ku barbaartay caano
mudo aan fogaynine

ala sida canabka beeraha
cidhka oo hilaaco
waqal fidiyay caaro
falaadhaha cadceeda

aduunyada indhaha iyo
baqoonti cabaadhyaha
u eeg faraska caynaba
ku calool jeclaaday

ninka calaf ku siiyay
ku caruusa adigoo
cunto kula wadaaga
cawa iyo ayaanley

ku caashaqay cadaarey
ha i jabiniin cadawgee
noqo mid aan ku ciil baxo

la calmadaay waxaa tahay
sida ubax cagaariyo
ama cadarka oo kale

cambar iyo sidii luul
ama dahabka caydhiin
caanododa leedahe

Exit mobile version