Heesta Meys afgaranaa - Lyrics
macalbaan lalabayaa
ma ligbaan hiigsanii
ma lugooyadiisii
jacaylbaan la liita
ma leeban cidhka u ganay
ma lamaanahygiyo
laxaadkan ku xiigmaa
ma lii caashaqban galaay
laligu miyuu daadiya
lahadasho jarbay kaa ridaa
liibaantu waa ma is afgaranaa
laabtu kalgacalkii habsaday
la laxadaa maankiyo
laxawbaan la liita
miyaa la igu weynyaha