Heesta Nabsi - Lyrics
inanyahay adigaan ku ooyaya
sida arkaan kuu ilmaynayaa
lama iima ogid urku taaladiyo
ayaamaha jacayl la ilmaynayaa
haygu eeganin ibtilidaa
nafsi waa ayaama dhexe
lamada oo asaygay ma raaco
sidii ay rageed u aloolaya
adna iima ogid uur ku taaladiyo
ayaamahan jacayl la aloolaya