VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naftu doqonsanaa - Lyrics

naftudoqonsanaa damac waalana waxay doonto bari ku diri ogaa dantu ka adagaa durba ku celinogaa labada is dardaray dadka dhibi ogaa risiq eebe kuudiiday kaa duruqsanaa nimuu duunyo siiiyeyna deeqi udhawaa daa waxaa dhaliil u ah hadka samada duuliyo diinkuba usiman calaf nina cayshka daayacan aanu daal usoo marin kama helo duunyada siday diintu ina tidhi dayxa ha gaadhee qayrkaa darajaduu helay rabi kaama daahine dadaal gaadhi doontide naftu doqosana damac waalanaa dabaylaha cirkay hadba kugudirtaa dur dur kaa fog bay daar u xidho ku thdaa dahabadaad lahayn ku tihdaa daldalo hak deyrin waligaa noloshaad la daris tahy ha u doodin abidkaaa cidkaloo ku dayshaa taa waxa daliil u ah oo loo ga dhigi karaa xadiis baa ku soo dagay maruun laysma wada garab dago dad ma wada sinaan karo duniba is daba mar
Queue is empty
-- / --