VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ohaayo - Lyrics

gabadhaan beryahan baadi goobka ugu jiraay buuraha ohaayiyio kollanbaasay ku nooshahe bilacda iyo nuurkan boqorka u hibeeyo baahi laguma soo korin hana bilic haldhaa kama baaqan karaayo beerka iyo laabtiyo boga igaga taala bulshayahay rag iy dumar hadaan laysu baahnayn baaq la isu diraayiyo bana lama wadaageen qalbigad bogsiise balantii aan dhiganaan kolay baaji maysid boqol iiga rooney biyo dahab la moodye barta aad ka maqan tahay way iga banaantahay boholyowga caashaqa adiga igu beere waan kuu bukaaye barbarkaada ila qabo
Queue is empty
-- / --