VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qadar dhacay - Lyrics

qadar canaan maleh qaladna waa lasixi jirey labada isu qalantana qaar kala dilaayoo isu qoonsadaa jirAa calaf lagaama quustee qaban qaabadaan waday qormadii aynu degaynay ayaan weli qorsheeyaa wadnaha dhiiga qaadiyo qalbigaa ku tabayee qeyrkaed urooneey qiimahaad leedahay waa inaan qorshooyaa qodob qodob usheegaa qotonkiyo ujoogaa qunyar socodka laafyaha markaad kor uqaadaada waax yaha kala qoran dhexda qalan j moodiyo qoortiyo cabaadhyaha sunayaasha qalinka leh timaha dhabarka qariyiyo qosolkiyo jaleecada waxaan kugu qiyaasaa ama kugu qadariya hablaha qureysheed qoomkii fardowsee qofkii ku eegee indhii ku qaayibey waabey ku qushuuceen qadarkii ku umaaa quruxdii aduunyada kuu siiyey qayboo laga qaadi maayee
Queue is empty
-- / --