Heesta Qalbi - Lyrics
Salaw jaceylbaa isilcinaayee
Xasili weyday naftee X2
Laafyaheeda socodkiyo
Suniyaha layaabka leh X2
Sadrigey ku taalaa
Dabiciga san qalbi
Sinjibay uleedee
ALLA haygu simo calaf X2
Suntiisa caashaq
baa iiguu saaqdoo
Saableyda feedhaha X2
Suuradeeda quruxdiyo
Sumcadeedan saafiga X2
Laabteydey sudhan tahee
Dabiciga san qalbi bila
Sinjibay uleedee
ALLA hygu simo calaf X2