Heesta Raaxo - Lyrics
raaxooy ilahbaa
filsan igu abuuroo
kaa dhowray foolxumo
dumarkaad usidataa
fiidsoo baxaysaa
ama saarin farahaa
fayskaaga aragtidaa
farxad gelisaaqalbiga
farxadii naftaydaay
faras awliyaadaay
waxaan kaa filaayaa
hablaha facaagaa
inaad iga filan tahay
fooxii udgoonaaa
yartan fiirsanaayaay
farxad inaan wadaagniyo
fursadeenu yay lumin
fikir iyo jaceyl
yaa igu fogaadoo
fariimahan is daba joog
waanii ufatahaayoo
farxadii nafteydaay
faras awliyadaay
waxa kaa filayaaa
facaagaa inaad iiga filan tahay