VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rah - Lyrics

nin jaceyl rafaadshey riyo uma riyaaqee ano ruun barwaaqaa ramas iyo xareed badan rabigey ka sugayoo naftu raali iitahay waxan idhi racdada uman adaa raaxo jeceloo waligaa faan badanaa war kaba israacshaa dabaded hareer maree gabadhii halel male waxa tidhaa ninkuu rabbo raamaystay awgaa reer inaad yeeshee uuku rucaayaaa rayigyga suu qabo reerkay lay nashoonahay degi maayo meele rumantii nafteydoo rajadaada suga dariiqa taa martaba raja aan dhamaanbaa rukumada u asaa waxaan ahy ramays rukuntii u aasan tahay rxmadii eebe sugaye
Queue is empty
-- / --