Heesta Raxmo - Lyrics
raxmaay qaali baa tahay
qureyshtii haweenkoo
qurux lagu manaystaay
qarnigayguna joognana
nidaamaynta dumarka
adigaa u qaaadooo
qibradiyoo aqoontaa
caqligaaa
qayrkaa ku dhaaftee
qalbi ruux ku jecel
ku qilaafi maayee
ileen waynu isu qalanaa
raxmaay qaali baa tahay
qoortaada dheeriyoo
qooraansigaa jaleecadaa
midabkaaga qalinkaa
yarta lagu qadariyaa
ku qancaayay baad tahee
qoys inaan ahaaniyo
qorsheheenoowaa buux
qalbi ruux ku jecel
ku qilaafi maayee
ila qaybso caashaqa
ila qaybso caashaqa
ila waynu isu qalanaa