VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ruux walaal kumooda - Lyrics

waayaaha aduunyada waax aqaadan mayside ruux walaal ku moodaa oo ku weheshadoo eed wacad ka diidaa waran kaad ku tuurtaa kugu weecan adiga ee jaceyl kama waareystee laygu waabereystee halbowluhu ma wado dhiiga wadnuhuna ma siibee wadkeygiii ha noqonine hadad adigu wacan tahay ani way haraadee sida waalanahybaa laygu wiirsadayee way ila taliyaan waanadiisa diidee adigaa i wiiqeee waar war laguma waaree nafta kugu ma reegtee gacmo wada jirkooday wax ku goyn karaanee midna ma geel waabteeen waxa keli ahaadee weedhaa ufiirsoo arimaan wadaagnee waayahay aan kaa helo
Queue is empty
-- / --