VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sida mayeey - Lyrics

sida mayeey arooryaad miiraala soo kacay meel miran jilbaha dhigay dhirtu ay magooshoo maanka iyo cadaygii isku maydhax sooomeen dhulkaba uruq kasoo baxay muran uu dhex yaalo anaa kaa macaanoo maxaanay masciideed madal laysu marin karin maanshee barwaqaa muuqooda inan yahay mar mar baan ku moodaa ama kugu masaalaaa marna lagaama maaarmee maalintaan ku halacsadey meel nimala inaad tahay mad madow igama gelin deyxoo naqoobiyo maalmo gelin daruuriyo maal mahaa shan iyo toban glyuhu na buuxsameen madaxyada falaadhaha cadceeduna mudh soo tidh ishu muuqsigeedii mililica jaleecada anoo meel ka daawada muuqooda inan yahay mar mar baan ku moodaa ama kugu masaalaa maarna lagaama maarme meel dhiman inaad tahay mad amdow igama gelin
Queue is empty
-- / --