VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soomaalay gurmada - Lyrics

gadh cadaada odagiyo soomaalaay ugurmada gambooleyda dumarkiyo gedigood caruurtii gaajey la liitaan waxna geeriyoodeen galowgiyo ugaadhii geelidiyo fardaha iyo geeslayda oo idil abaarbaa gilgileysee soomaalaay ugurmada webigii ganaaliyo gudhe ceeleshiiyo dhulka geed ma soo boxo lama goosto beeraha gesiinkii la cuni jirey galo lagama soo helo gacantii wa haysiyo ganacsade iyo maal qabe gidigin istaagoo ugurmada gedigiin gacal kayow idinkuna gacmihiina uhursada guule weyn ilaahay asagaa gargaaree
Queue is empty
-- / --