VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubaxii jaceylka - Lyrics

ubaxii aan jeclaa indhahayga aragtidaa kugu arwaaxay eegmada idilkood hablaha kacay amiirkood inaad tahay ku adeecay aniguye axdigii ilowdaye yaa eeda kaa galay afar saac habeenkii adummnbaa ku sugaayoo oo aragtidaadan abshiraysanaayey orod igu dhaaftaye ani maa eeda kaa galay hadaan aaminjirinoo isku uursamaaneyn aayatiin gaadhi maynee waa ii ayaan daro inaan kala irdhowno aragaaga arki waayee ma adoo kalaa ifka lagu arkaa aayatiinka noloshiyo ileyska nafteydaay taan eeganaayay iimaanka deeqdaay ma adoo kaleetaa dumar lagu arkaayaa ilwaad qurux wanaageey inantii iideeqdaay eegtaa ma sheegan uurkiyo dhibaatada ka afeef wanaagee ulajeedadeenuna waa aqal gal keena
Queue is empty
-- / --