VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Uurxumaantaa - Lyrics

waykaarxumada ubaxii eey oofidiisaa unoolee aaway orodkii io arwaaxigii kugu ogaaye ayaamo ayaamahan kaama arkee uurxumaana igu abuurtee bilaan oyaayee qawlkaagii burisee waa inkaa axdi lagama xigee niina oofihiisa ku mooodayee aaway orodkii iyo arwaxii kugu ogaaye ayaamahan kaama arkabeeee uurxumaanaa igu abuurtee meelada waayee
Queue is empty
-- / --