VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waa idiin duceynay - Lyrics

hadaad qpys abuurtee udubkiisa taagtee akunteen jaceylkuna farxad eebe weeye noqda laba is aamina laf uusan kala gelin isku uusan waligood waan idiin duceynee ilaahay aduun iyo ha idiin siiyo ubad wacan marwo edeb sharaf loo awaamirta fulisoo seygeed adeecdoo adiguna walaalooy arimaha reerka iyo ha ilobin dantiinoo afadaada uroonow waan idiin duceynee ilaahay aduun iyo ha idiin siiyo ubad wacan
Queue is empty
-- / --