VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wakaa samaaday - Lyrics

dhaxaan geeyada jibaaxay dhaxaan geed qodax le seexday guudkeyga libaax ka reemay dhaxuu guuyada sideeya gasiin gacal ii ahaadaa gadoos iyo caws ka daaqaa gulaan guti aan ka qaadey maarkaan goonyaha jaleeco adoon garabkayga joogin hiirtaanyo maxay isaaqday ileen samir kama gabowdid hadaanu ka geeriyoone gugeeni wakaa samaadee aroos laynoo gan gaamin gugeenii wakaa samaadee gaaxdi nafsi aynu maalne dhaxaa isu goobo jeexo anoo guuri habeenimo gantaalo la ii cabeystay dhaxaan goni jiifka iyo galowgiyo ciyowga iyo gabigood humaa maxaan gaar ula caweeyey gartaydana aan uasheeg anon gardareysan aadmiga maxaa gardaro lay xambaarshey ileen samir kama gabowdid hadaan ka geeriyoone gugeenii waka samaadee aroos laynoo gan gaamina
Queue is empty
-- / --