VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamar isku guursanaa - Lyrics

xidigaan kadadaay xooraan sanaaayaay xuural cayntii dunidaay xushamadiyo qadarin tiyoo xaragadaad udhalataay xafiis lagaa wareystiyo midaad xeer wadaagtaan xuquuqdii jaceylkana xaflad ma usameysaan xiisa ruuxa kuu qaba xog wareysi gaadhey xidhiidh mala samysaa xidhiidh mala samaysaa waanigan xadkaaro o xaalad igu adkaatee xajin waayey caashaqa adna adna guur ila qabo waanigan xadkaaro o xaalad igu adkaatee xajin waayey caashaqa adna adna guur ila qabo xulkii naftaydoow xabiibkaan jeclaayow xishood iyo kalgacalbaa xambaarsadey daraadaa adaa maanka iga xaday xubin qaaliya tahay xumaan waad ka dheertahay ixtiraamka dookkhana xagaa waan ka simanahay xal wixii umuuqdoo xujo iyo dhiba wadan dunta waan ku xidhan lahaa dunta waan ku xidhan lahaaa xayaatada aduunyada waxay xiiso leedahay inagoo xaruntiyo xamar isku guursana xayaatada aduunyada waxay xiiso leedahay inagoo xaruntiyo muqdishu isku guursada xaamar isku guursada
Queue is empty
-- / --